Waaxaha ay CISP ka hawlgasho PDF Imprimer

CISP si guud ayaa ay u tixgelisaa baahiayaha bulshada waxaana ay u waajahdaa qaab ballaaran, iyada oo qabata waxqabadyo kala duwan oo loogu talogaley xaaladda jirta. Waxqabadka CISP waxaa ka mid ah barnaamijyo ku wajahan qaybahan soo socda:

CISP considers the community's needs as a whole and adopts a comprehensive approach towards them, providing a range of interventions tailored to the context. CISP’s intervention includes programmes in the following sectors of intervention:

 

Afeef

Macluumaadka lagu soo bandhigey shabakaddan internet-ka sina ugama tarjumayo fikir siyaasadeed nooca uu doono ha ahaadee oo ay CISP qabto. Magacyada dalalka, gobollada, degmooyinka iyo bulshooyinka waxaa loo adeegsadey keliya in ay fududaato in la garto cidda laga hadlayo mana tilmaamayaan siyaasad ama dhul si gaar ah loo door-bidayo. Magacyada dhulka loo adeegsadey waa kuwa ay adeegsato UNOCHA.