Ma tahay shakhsi ama ganacsi? Na caawi

Caawimada aan ka helno shakhsiyaadka ama sharkadaha waa mid aad qiimo noola leh, sababta oo ah waxaa ay inoo suuragelisaa in aan gaarno ujeeddooyinkeenna.

Shakshiyaadka

Na taageera oo nagu caawiya sidii aan maaliyad u siin lahayn waxbarashada, caafimaadka, biyaha, ilaalinta iyo maciishadda dadka Soomaaliyeed. Deeq ayaa aad internet-ka ugu diri kartaa CISP, adiga oo isticmaalaya kaararkaaga VISA ama Mastercard iyo Maestro. Guji badhanka KU DEEQ HADDA si lagugu duwo shabakadda internet-ka ee xarunteenna dhexe, halkaas oo aad ku buuxin karto foomka deeqda.
Fadlan xusuusnow in aad saxdo “Somalia” halka ay ku qoran tahay "Project / Campaign to Support". Marka aad buuxiso foomka, guji “send” si laguu geeyo shabakad internet oo ammaan ah (oo ay martigeliso Cariparma/Credit Agricole) halkaas oo geeddi-socodka deeq-bixinta lagu dhammeystiri karo.

KU DEEQ HADDA

Ganacsi

Baro sida aad ku caawin karto CISP iyo Faa’iidooyinka Maaliyadeed ee aad ka heli karto. Ka eeg Xeer-Anshaxeedkeenna macluumaadka ku saabsan deeqaha iyo xiriirrada lala yeelanayo ganacsiyada. Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah, fadlan Nala soo Xiriir.

 

 

Share

Afeef

Macluumaadka lagu soo bandhigey shabakaddan internet-ka sina ugama tarjumayo fikir siyaasadeed nooca uu doono ha ahaadee oo ay CISP qabto. Magacyada dalalka, gobollada, degmooyinka iyo bulshooyinka waxaa loo adeegsadey keliya in ay fududaato in la garto cidda laga hadlayo mana tilmaamayaan siyaasad ama dhul si gaar ah loo door-bidayo. Magacyada dhulka loo adeegsadey waa kuwa ay adeegsato UNOCHA.