Ma tahay xubin ka tirsan qurba-joogga Soomaaliya? Nala hawlgal

CISP si gaar ah ayaa ay u qiimeyneysaa Jawaab-celintaada iyo taageeradaada.
Haddii aad jeceshahay in aad ogaato waxa waqtigan laga qabanayo degaan ama waax gaar ah, fadlan booqo qaybta Wararka Hawsha.
Haddii aad dooneyso in wax gaar ah aad ka qabato degaan ama waax gaar ah, fadlan Nala soo xiriir: waxaa aan kugu caawin karnaa in aad qaabeyso aadna fuliso waxqabad macno ku fadhiya.
Haddii aad xubin ka tahay urur qurba-joog oo aad leedahayna shabakad internet, fadlan Nagu soo xir, si aad noogu oggolaato in Soomaalida kale ee dibadda ku nool ay wax uga ogaadaan waxqabadyadeenna iyo dadaalladeenna.

 

 

Share

Afeef

Macluumaadka lagu soo bandhigey shabakaddan internet-ka sina ugama tarjumayo fikir siyaasadeed nooca uu doono ha ahaadee oo ay CISP qabto. Magacyada dalalka, gobollada, degmooyinka iyo bulshooyinka waxaa loo adeegsadey keliya in ay fududaato in la garto cidda laga hadlayo mana tilmaamayaan siyaasad ama dhul si gaar ah loo door-bidayo. Magacyada dhulka loo adeegsadey waa kuwa ay adeegsato UNOCHA.