Ma tahay shaqaale horumarin? Nala shaqee

Mar kasta waxa aan baadi-goob ugu jirnaa dad hibo leh oo nagu soo biira si ay gacan uga geystaan sidii aan isbeddel ugu sameyn lahayn nolosha dadka Soomaaliyeed.
Gaar ahaan, haddii aad tahay qof Qurba-joog ah, oo si wanaagsan ugu hadli kara Af-Ingiriisi iyo Soomaali, oo aad oggoshahay in aad ka hawlgasho degaanka aad ka soo jeeddo, fadlan Nala soo xiriir.
Macluumaadka ku saabsan dadaal uu qof bixiyo oo ay codsato CISP ka eeg Xeer-Anshaxeedka.

Eeg Nafaas Shaqo oo CISP- Soomaaliya

 

 

Share

Afeef

Macluumaadka lagu soo bandhigey shabakaddan internet-ka sina ugama tarjumayo fikir siyaasadeed nooca uu doono ha ahaadee oo ay CISP qabto. Magacyada dalalka, gobollada, degmooyinka iyo bulshooyinka waxaa loo adeegsadey keliya in ay fududaato in la garto cidda laga hadlayo mana tilmaamayaan siyaasad ama dhul si gaar ah loo door-bidayo. Magacyada dhulka loo adeegsadey waa kuwa ay adeegsato UNOCHA.