Il-milicsiga Mudug Imprimer

 

Halka uu ku yaallo:

Bartamaha Somalia

Bedka dhulka:

58,903 Kilomitir laba-jibaarran

(Isha laga soo dheegtey: FAO country profile and mapping information system)

Dadweynaha:

  • 350,099 qof
  • 255,694 miyi deggan
  • 94,405 magaalo deggan
  • (Isha laga soo dheegtey: Population estimates by region/district UNDP Somalia, August 1 2005)

Magaalooyinka ugu waaweyn:

  • Galkayo
  • Hobyo
  • Xarardere

Barokacayaasha

69,554 qof

(Isha laga soo dheegtey: IDPs in Somalia- Fact sheet, OCHA 2009)

Cimilada

Oomane ilaa oomane-u-eke, ay ka dhacaan abaaro ba´an iyo fatahaado/daadad. Waxaa uu leeyahay afar xilli:

  • Jiilaal (Disembar ilaa Maarso): kaliil qallalan,
  • Gu´ (Abriil ilaa Juunyo): xilliga roobabka ugu badan ay u da’aan,
  • Xagaa (Luuliyo ilaa Sebtembar): qabow, daruuro leh oo qallalan,
  • Deyr (Oktoobar ilaa Disembar): Xilli roobab yar ay da´aan.

Maciishadda

  • Xoolaha: geel, ido, riyo iyo lo´,
  • beeraha: massago, galley,
  • kalluumeysi yar.

(Isha laga soo dheegtey: Somalia Livelihood Zones, FSAU Somalia, Oct 2004)

Ardayda isqortey dugsiyada aasaasiga ah (2005-2009)

(celceliska Soomaaliya)

  • 42% Lab
  • 23% Dheddig

(Isha laga soo dheegtey: UNICEF statistics - 2009)

Cimriga loo maleynayo in uu qofku gaaro marka uu dhasho

(celceliska Soomaaliya)

50.4

(Isha laga soo dheegtey: International Human Development Indicators, UNDP 2010)

Nafaqo-xumada

(celceliska Soomaaliya)

36% carruurta shan sano jirka ka yar waxa ay qabaan nafaqo-xumo ba´an iyo miisaanyaraan ba’an

(Isha laga soo dheegtey: http://www.unicef.org/infobycountry/somalia_statistics.html)

Tirada carruurta (2009)

(celceliksa Soomaaliya)

6.4

(Isha laga soo dheegtey: http://www.unicef.org/infobycountry/somalia_statistics.html)