Il-milicsiga Hiiraan PDF Imprimer

 

Halka uu ku yaallo:

Koonfurta Somalia

Bedka dhulka:

34,333 Km labajibbaaran

(Isha laga soo dheegtey: FAO country profile and mapping information system)

Dadweynaha:

  • 329,811 qof
  • 260,698 miyi ku nool
  • 69,113 magaalo ku nool
  • (Isha laga soo dheegtey: Population estimates by region/district UNDP Somalia, August 1 2005)

Magaalooyinka ugu waaweyn:

  • Beledweyne

Dadka Gudaha Ku Barokacay

50,618 qof

(Isha laga soo dheegtey: IDPs in Somalia- Fact sheet, OCHA 2009)

Cimilada

Oomane ilaa oomane-u-eke, ay ka dhacaan abaaro ba’an iyo fatahaado/daadad. Waxaa uu leeyahay afar xilli:

  • Jiilaal (Disembar ilaa Maarso): kaliil qallalan,
  • Gu´ (Abriil ilaa Juunyo): xilliga roobabka ugu badan ay u da’aan,
  • Xagaa (Luuliyo ilaa Sebtembar): qabow, daruuro leh oo qallalan,
  • Deyr (Oktoobar ilaa Disembar): Xilli roobab yar ay da´aan.

Maciishadda

  • Xoolaha: geel, ido, riyo iyo lo´,
  • beeraha: digir,

(Isha laga soo dheegtey: Somalia Livelihood Zones, FSAU Somalia, Oct 2004)

Ardayda isqortey dugsiyada aasaasiga ah (2005-2009)

(celceliska Soomaaliya)

  • 42% Lab
  • 23% Dheddig

(Isha laga soo dheegtey: UNICEF statistics - 2009)

Cimriga loo maleynayo in uu qofku gaaro marka uu dhasho

(celceliska Soomaaliya)

50.4

(Isha laga soo dheegtey: International Human Development Indicators, UNDP 2010)

Nafaqo-xumada

(celceliska Soomaaliya)

36% carruurta shan sano jirka ka yar waxa ay qabaan nafaqo-xumo ba´an iyo miisaanyaraan ba’an

(Isha laga soo dheegtey: http://www.unicef.org/infobycountry/somalia_statistics.html)

Tirada carruurta (2009)

(celceliksa Soomaaliya)

6.4

(Isha laga soo dheegtey: http://www.unicef.org/infobycountry/somalia_statistics.html)

 

 

Share

Afeef

Macluumaadka lagu soo bandhigey shabakaddan internet-ka sina ugama tarjumayo fikir siyaasadeed nooca uu doono ha ahaadee oo ay CISP qabto. Magacyada dalalka, gobollada, degmooyinka iyo bulshooyinka waxaa loo adeegsadey keliya in ay fududaato in la garto cidda laga hadlayo mana tilmaamayaan siyaasad ama dhul si gaar ah loo door-bidayo. Magacyada dhulka loo adeegsadey waa kuwa ay adeegsato UNOCHA.