Umiliso ay ka go'an tahay inay wax u qabato haweenka Soomaaliyeed

Mama Habibo waa umiliso Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho, waxa ay ka hawlgashaa xiligan Xarun Caafimaad ee Hooyada iyo dhallaanka oo ....... Sii Akhri

Fariimo ay jeedinayaan qaar kamid ah hooyooyin ku sugan Magaalada Muqdisho

Adeegyada Caafimaad ee lacag la'aanta ah oo ay bixiyaan xarumaha caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka ee ....Sii Akhri

Waxqabadka Hawlaha Nafaqada ee Ceeldheer iyo Xarardheere oo rajo gelisay hooyooyinka iyo carruurtooda


Badalkii ay Shukri oo labo sano jir ah ay la ciyaari lahayd carruurta asaageeda ah, .... Sii Akhri

Afeef

Macluumaadka lagu soo bandhigey shabakaddan internet-ka sina ugama tarjumayo fikir siyaasadeed nooca uu doono ha ahaadee oo ay CISP qabto. Magacyada dalalka, gobollada, degmooyinka iyo bulshooyinka waxaa loo adeegsadey keliya in ay fududaato in la garto cidda laga hadlayo mana tilmaamayaan siyaasad ama dhul si gaar ah loo door-bidayo. Magacyada dhulka loo adeegsadey waa kuwa ay adeegsato UNOCHA.